| 38 - BOB'S |
| waa garaash soomaaliyeed oo diyaar kuula ah waxkastoo kusaabsan makaaniko sida.matoorka, oilka laga badalo, gandeelayaasha,iyo cilad kastoo aad tabanaysid kula hadal afkaaga hooyo,mahadsantihiin |
| Glenroy melbourne - |
| |
| 62 - SHIRKADDA BANAADIR |
| Waxaa loogu bishaareynayaa dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka Afrika & Aasiya & cid kasta oo daneyneysa in shirkadda ganacsiga baabuurta ee Banaadir Company ay u balanqaadeyso ganacsatada Soomaaliyeed ee ku kala sugan dacalada dunida e |
| - |
| |