| |
|
| 35 - SAFAARI RESTAURANT |
| waxaad safari restaurant ka heli kartaa raashin aad kaaga cajibaya, hilibka oo noockasta loo karayay,fish,baasto,bariis,noocyada
cunda oo dhan, waxaan kaloo samaynaa cuntada loo diyaariyo aroosyada,iyo casumaadaha kale duwan soo dhawaada |
| Ascot Vale - Australia |
| |
| 53 - Star Hotel Hargeysa |
| Bogcad waliba hoodo leh, dadna waa habeen dhalad, bal eeg hoygan raaxada qasar hawskan hadhacaa inta lacagta loo huray, dibna loo habeeyee injineerka horuumaray, nashqadiisa halistaa waxba aanuu kala hadhin, xaga sare iyo hoosbana hawo caafimaadiyo hurdo |
| - Somaliland |
| |
| 60 - Hotel City Center |
| Dhamaan waxa la ogaysiinayaa dadweynaha jecel in ay Yimaadaan magaalada Hargeysa in laguu diyaariyay Hotel Cusub oo aad ka heli karto dhamaan adeegyada kuwa ugu casrisan ee hada laga isticmaalo aduunka.
Hadaba hadii aad timaado magaalada Hargeysa ha Mo |
| Somaliland - Somaliland |
| |
| 64 - WAAMO RESTAURANT |
| Warbixin kooban oo muujineysa restaurantiga NEW WAAMO ee ku yaal magaalaad garoowe iyo qaabka uu u dhisan yahay iyo wax yaabaha hindisahaan nagu dhaliyay..
Waxaa jirta maah maah carbeed oo oranaysa, alxaaja umul ikhtiraac, markii aan qaadanay feker dhe |
| - Puntland |
| |
| 80 - IQBAL Hotel And Restaurant |
| IQBAL waa Hotel cusub oo ku taala bartamaha caasimada dalka Uganda ee Kampala gaar ahaan xaafada Somalidu degto ee Kisenyi Mando, IQBAL Hotel waa mid casri ah oo aad ka heli doonto adeeg aad u heersareeye oo ku qancin doona |
| Kampala - Uganda |
| |
| 83 - Jubba Restaurant |
| Jubba Restaurant waa makhaayad cusub ee laga furey magaalada Longon, Ontario, Canada. Waxaa halkaa si habsami ah kuugu soo dhoweyn doona dad si weyn loo carbiyey, kuna takhasusey sameynta cuntooyin macaan oo nooc kastaba leh |
| London - uk |
| |
Visiters:55853
|